Dhaqdhaqaaq ganacsi oo laga dareemayo suuqyada maacuunta magaalada Baladweyne

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka  kunool Magaalada Baladweyne islamarkaana iibiyo maacuunta ayaa fursad u helay in ay helaan macaamiil badan oo wax ka iibstado inta lagu gudo jiro bisha barkeeysan ee Ramadaan.

Hamdi Mahamed  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here