35 Caruur ah oo uu soo ritay xanuunka shuban Biyoodka ayaa la seexiyay Isbitaalka Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada hoose

0
142

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kiisas badan oo Xanuunka shuban Biyoodka ah ayaa laga soo sheegayaa Degmada Badhaadhe iyo Jasiiradaha ku dhawdhaw,waxaana xanunkaan uu kadhashay sida uu sheegay Yuusuf Maxamed Ibraahim gudoomiye ku xigeenka degmada Badhaadhe cimilada oo kulul iyo Biyaha nadiifka ah oo ku yar deegaanadaasi.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here