Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Madaxweynaha Jubaland  oo si wada jir ah u shir gudoomiyay kulanka Wasiirada Jubbland

0
207
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulanka khamiisalaha ah ee golaha wasiirada Jubbland oo ay  shir gudoomiyeen  madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa   waxaa ay  si wadajir ah shir u gudoomiyeen  shirka Golaha wasiirada Dowlada Jubaland.
kulanka ayaa waxaa loga hadlay dardargalinta doorshoyinka  , sare u qadista wada shaqeenta dowlad gobeeldka Jubbland iyo fedaarlka
Markuu soo dhamaaday shirka waxa warbahinta hadlay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Jire Qalinle oo ka warbixiyay waxyabaha shirka loga hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here