Maamulka Gobalka G/Jubada hoose oo ka hadlay Biyo la,aan ka jirtay Deegaano ka tirsan Gobalka

0
286

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaano ka tirsan Goblaka Jubbada hoose oo inuusan weli ka di’in roobkii Guga ayaa waxaa xilligaan ka taagan Biyo la,aan baahsan sida uu xaqiijiyay Maamulka goblka Jubbada hoose.

Meelaha ay Biyo la,aantu ka Jirto ayaa waxaa ka mid ah Kudhaa,kaambooni iyo deegaanada kale ee xeebta ku Teedsan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here