Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo gargaar daawo ah gaarsiisay Isbitaalka degmada Xarardheere

0
6
Hey’adda Maareeynta masiiboyinka Qaranka ayaa gaarsiiyay Daaawo Isbitaalka danta guud ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug .
 
Daawooyinka ayaa waxaa lagu talagay in logu aadeego shacabka kunool deegaanka si logu xaqabtiro baahida daawo la,aaneed ee ka jirta deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.