Lukaku Oo Sheegay Kooxda Uu Ku Laaban Doono, Mana Ahan Chelsea

0
11

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-“ku laabashada Anderlecht waa hubaal in ay dhici doonto si ka dhakhso badan sida la  filayo”Ayuu Lukaku yidhi.

“Waan u xiisay hooyaday, carruurtaydii, waxaan ka soo tagay waddankeyga aniga oo 18 sano jir ah, waan soo laaban doonaa”.

“Laakin hadda kaliya xulka qaranka iyo mustaqbalka waa in aan taageerno xiddigaha na siiyay shaqo fiican”.

“Waxaan weydiiyaa warbaahinta: ‘Jooji shidaalka ku tuuraya dabka. Aan horay u socono’,” Lukaku ayaa raaciyay.

Arintan ayaa imanaysa kadib markii ay chelsea Lukaku ku dartay Liiska xiddigaha isaga tagaya kooxda xagaagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.