10-ka Xiddig ee ugu Goolasha badan Taariikhda Tartanka Copa America

0
22

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Taariikhda Tartanka Copa America waxaa soo maray xidigo badan oo magac ku lahaa kubada cagta waxaana inta idiinku soo Gudbin doonaa, Waa 10-ka Xidig ee Taariikhda ugu Goolasha badan Tartanka Copa America.

Waa 10-ka Xidig ee ugu Goolasha badan Taariikhda Tartanka Copa America.

1- Norberto Mendez – Argentina = 17 gool
2- Zizinho – Argentina = 17 gool
3- Lolo Fernandez – Peru = 15 gool
4- Severino Varela – Uruguay = 15 gool
5- Paolo Guerrero – Peru = 14 gool
6- Eduardo Vargas – Chile = 14 gool
7- Lionel Messi – Argentina = 13 gool
8- Ademir – Brazil = 13 gool
9- Gabriel Batistuta – Argentina = 13 gool
10- Jair – Brazil = 13 gool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.