Soomaaliya oo Geneva uga qeyb gashay shirka wasiirrada isgaarsiinta ee madasha WSIS20

0
14

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFSย  ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎl๐—น๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ (๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ) ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee ka qeybgalaya Madasha ๐—ช๐—ฆ๐—œ๐—ฆ๐Ÿฎ๐Ÿฌ oo sanadkaan lagu qabtay Magaalada Geneva ee wadanka Switzerland.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray Guusha dabaal degga sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay xilliga la aasaasay, heerarka ay soo martay iyo halka loo jiheeysanayo, waxaana la Isla qaatay in la xoojiyo mabaadiiโ€™da ๐—ช๐—ฆ๐—œ๐—ฆ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ee nidaamka maamulka Dhijitaalka ah ee Caalamiga ah iyo sida la isaga kaashan karo.

Wasiirka Isgaarsiinta ๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ayaa Shirka Wasiirada ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabaneysoโ€ฆโ€ฆ..โ€ Soomaaliya waxa ay meel fiican ka gaartay Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada marka la fiiriyo Tobankii sano ee la soo dhaafay, Adeegga Internetka oo la baahiyey iyo xarkaha keeno oo la dhigay meelo badan oo Dalka ah si loo fududeeyo isku xirka kaabayaasha dhijitaalka Dalka, waxaana gaarsiindoonaa wadamada deriska ah kuwa aan la heyn badda oo ka faaโ€™iideesanaya isku xirka Bariga Afrikaโ€โ€ฆโ€ฆ.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Dowladda Soomaaliya diyaar u tahayย  kobcinta iskaashiga caalamiga ah iyo arrimaha muhiimka ah ee dhijitaalka ah, iyadoo la hubinayo in horumarka Teknoolojiyada mustaqbalka ay faaโ€™iido u leeyihiin qof walba, gaar ahaan dadka aadka u nugul.

Sanad walbo Madasha ๐—ช๐—ฆ๐—œ๐—ฆ waxaaย  qabanqaabiya Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ahย  (ITU) waxaana sanadkaan dib loo milicsaday 20 sano kadib iyo guulaha la gaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.