Maamulka Degmada Kismaayo oo ku baaqay in la maalgashado magaalada

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa mudooyinki la soo dhaafay sameeyneysay hormar ballaaran sida amniga oo laf dhabar u ah hormarkasta oo bulsha gareeysa kaabayaasha adeegyada bulshada sida dhismaha laamiyada oo muddo kadib marki ugu horeysay Kismaayo yeelatay wax kabadan hal laami oo ahaa midkii kaharay dowladi hore dalka.

Hadaba Maamulka Degmada Kismaayo ayaa ku baaqay in la maalgasho magaalada,islamarkaana Kismaayo ay tahay magaalo lawada leeyahay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.