Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay halista Cudurka Waraabowga

0
13
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka Waraaboowga waa cudur ka mid ah cudurada ku dhaca bani,aadamka,  soomaaliduna ay qeyb ka tahay  waxaana keena bagteeriaya  iyadoo in badan lagu kala qaado galmada sida lamaanaha isqaba Sida ay sheegeen dhaqaatiirta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.