Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo ka warbixisay Wax soosaarka Deegaanka

0
10

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Aagaasimaha waaxda Abuurka iyo horumarinta cuntada  Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Cumar Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay howlaha la xiriira sare uqaadida waxsoosaarka Beeraha deegaanada Hirshabelle

Agaasime cumar ayaa carabka ku adkeeyay in ay sameeyeen iskaashatooyinka labada gobal ee Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan si kor loogu qaado waxsoosaarka beeraha loona helo abuur tayadiisu sareeyso iyo dalagyo caafimaad qabkooda  la hubiyay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.