Haween fursado Ganacsi ka helay deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka Baladweyne

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo(Idaacadda Waamo)-Haweenkan ayaa iskugu jira kuwa markii hore ganacsiyo yaryar ku lahaa magaalada Baladweyne ka hor inta aysan ka barakicin fatahaada webiga Shabeelle kuwaasoo sii watay ganacsigooda, halka kuwa kalana fursado ganacsi oo cusub ay sameysteen, deegaanka ceeljaale iyadoo ganacsiyadan ay sameysteen ay ka mareeyaan nolosha reerkooda.

Haweenkaan ayaa wax ay iibiyaan dharka qudaarta iyo shaaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.