Xulka Kubadda Cagta Jubbaland oo baaq loo jeediyay

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kabtankii hore ee Xulka Jubbaland Ahmed deeq Cabdi Cumar ayaa farriin dardaaran ah u diray maamulka, macalimiinta iyo guud ahaan Ciyaaryahanada xulka Jubbaland.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.