Dhaqaatiirta kismaayo oo ka dhigay halista cudurka Sonkorta

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-cudurka Sonkorta waa uu kamidyahay cudurada ugu halista badan ee aduunka kajira waxaana la nool xanuunkan dad badan oo somaliyeed kuwaas oo la dala dhacaya xanuunkansonkorowga ayaaa waxa uu uqaybsamaa laba qaybood kuwaas oo kala halis badan

Agaasimaha Guud ee isbitaalada daryeel Dr Axmad Maxamuud Xuseen Dr Ciro ayaa idaacada waamo uga warbixiyay xanuunka sonkorta iyo halista uu leeyahay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.