Dhalinyaro Is xilqaamay baaris iyo daaweeyn u sameeyay barakacayaasha ku nool degmada Dayniile

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhalinyarada wax ka barta jaamacadaha Magaalada Muqdisho ayaa baaris iyo daaween usameeyay qaar kamid ah barakacayaasha ku nool degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir.

Dhalinyarada ayaa waxay isugu jireen gabdho iyo wiilal si ikooda ah isku xilqaamay oo wax ka barta jaamacadaha ku yaalo Magaalada Muqdisho waxayna barteen culuumta bulshada iyo kuwa caafimaadka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.