Gudoomiyaha Degmada kismaayo oo ka hadlay doorka ay wadooyinka cusub ka qaateen isku socodka magaalada

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo dhawaan xariga laga Jaray wajiga Kowaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka magalada kismaayo ayaa waxay qayb lexaadleh ka qateen isku socodka dadka iyo Gaadiida Gudaha Magalada Kismaayo

wadooyinkan Cusub oo ahaa kuwo baahi wayn Loo qabay ayaa daboolay baahiyhii ay bulshada u qabtay,waxaana yaraaday mashquulkii Gaadiidka madaama ay magaladu lahay Hal Laami oo kaliya.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.