Bahda waxbarashada Dhoobley oo ka hadlay go’aan ka soo baxay Wasaaradda WaxbarashadaXFS

0
17
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee dalka oo qiimeysay xaaladda Tacliinta dalka ayaa soo saartay go’aano cusub oo dhanka Waxbarashada taas oo kamid ah in Ardeyda ka baxa Dugsiyada sare inta eysan Jaamacadaha bilaabin inay helaan hal sano oo waxbarasho aas aasi ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.