Wararka Maamulka Madarasada Nuurul Huda ee Kismaayo codsaday in laga qayb qaato dhismaha Madarasada By Radio Waamo - August 26, 2023 0 29 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo Gudiga Madarasada Nuurul Hudaa ayaa umada Muslimiinta ah ka codsaday in lagala qaayb qaato iibinta dhul Madarasada loo gadayo iyo dhismihiisa. Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/08/warka-hamdi-Maamulka-Madarsada-Nuurul-Huda-ee-Kismaayo-codsaday-in-laga-qayb-qaato-dhismaha-Madarasada-1.mp3