Wararka Ciidanka ilaalada waddooyinka ee Kismaayo oo ka warbixiyey sida ay u maareeyaan Jaamka waddooyinka . By Radio Waamo - August 12, 2023 0 39 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Ciidanka ilaalada waddooyinka ee degmada Kismaayo ayaa shaqooyin badan ka qabta jaamka badan ee ka jira wadooyinka waaweyn ee ku yaalo magaalada Kismaayo. Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/08/warka-cowke-Ciidanka-ilaalada-waddooyinka-ee-Kismaayo-oo-ka-warbixiyey-sida-ay-u-maareeyaan-Jaamka-waddooyinka-..mp3