Magaalada Muqdisho oo laga daahfuray xarunta keydka talaalka dowladda hoose Xamar

0
59
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa 30-sano kadib maanta daahfuray xarunta keydka talaalka Dowladda Hoose Xamar ee degmada Cabdicasiis.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.