Dhalinyarada Kismaayo oo ku baaqay in bulshada laga wacyi galiyo halista Maandooriyaha

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ku soo badanaya dhalinyarada isticmaala waxyaabaha maanka dooriya oo saameyn ku yeelan kara nolosha qofka isticmaala iyo dadka ka agdhow .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.