Sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka ee Baladweyne

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare ukac uu ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ka dib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.