Barakacayaal Duleedka magaalada Marka oo ka warbixiyey Xaaladooda Nololeed

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duleedka magaalada Marka waxaa kunool qoysas danyar ah oo barakacayaal ah kuwaas oo beerihii iyo noloshii kale ay heysteen ay dhaafisay abaartii ku dhufatay guud ahaan dalka, qaar kamid ah barakacayaasha ayaa ka warbixinaya xaaladaha ay wajahayaan xiligaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.