Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in laga caawiyo adeegyada aasaasiga ah.

0
17
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas barakacayaal oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana deeganadoodii uga soo hayaamay abaarihii ku dhuftay ayaan helin adeegyada asaasiga ah  sida waxbarashadda iyo caafimaadka, kuwaasoo hadda aysan awoodin inay iska bixiyaan.
Hamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.