Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo fursado shaqo ka helay geerishyada gaadiidka.

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Garaashyada lagu xareeyo gaadiidka laguna cilad bixiyo ee ku yaalla magaalada Beledweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhallinyaro badan oo aanan markoodii hore heysan wax shaqa ah.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.