Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyey Wafdi ka socda ATMIS.

0
13
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland Cabdirahmaan Cabdi Ahmed ayaa magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayey Madaxa ATMIS ee Soomaaliya Danjire Suweef al amiin oo ay la socdeen madaxa wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobe Yunsos iyo madax kale.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.