Hoos u dhac ku yimid Qiimaha xoolaha lagu kala iibsado Deeegaanka Biyo-cadde

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool ee deegaanka Biyo-Cade oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid  qiimaha lagu kala iibsanayo Xoolaha nool gaar ahaan lo’da.

Hoos u dhaca ku yimid qiimaha la iibiyo lo’da ayaa   waxaa sababay abaaraha kajira dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.