Magaalada Baladweyne oo lagu qabtay bandhiga wax soo saarka Beeraha Gobolka Hiiraan

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inkabadan 14 iskaashatooyin oo ay kumidaysannyihiin Beeralayda Gobalka Hiraan ayaa magalada Baladwayne ku soo Badhigay noocyada Kala duwan ee kudaarta ayaa looga goleeyahay sidii ay  suuq gayn Ugu Helilahayeen

Qudaarta ay beeralaydu soo bandhigtay ayaa waxa kamida ahaa sida galayda,noocyada kala duwan ee qudaarta iyo Malabka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.