Ururka Haweenka Jowhar oo ku baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda Deegaanka.

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Ku nool Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay sida haweenka uga qeyb qaadan karaan horumarka deegaanka, Waxaa ayna ugu baaqeen bulshada kunool magaalada Jowhar in ay ka shaqeeyaan Nadaafadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.