Wararka Magaalada Qardho oo laga hirgaliyay dugsi cusub oo Waxbarasho By Radio Waamo - July 26, 2023 0 36 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maagaalada Qardho ayaa waxaa xariga laga jaray dugsiga Shimbiraale waxaana hirgalisay Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adaha kala ah SAVE iyo CARE. Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/07/Warka-Abdinoor-Samriye-Magaalada-Qardho-oo-oo-laga-hirgaliyay-dugsi-Cusub-.mp3