Haweenka ka ganacsada Canaha geela ee magalada Kismaayo oo ka warbixiyey sida ay nolashooda uga mareeyaan

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dalka waxa ay masuuliyad iska sareen korinta caruurtooda, waxa ayna ka qayb qaataan biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay u mareyaan nolasha qaysaskooda.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.