Agaasimaha guud ee Wasaradda Howlaha guud Soomaaliya oo ka warbixiyay Mashruuca Nagaad

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuc Nagaad oo ah mashruuc lagu dhisaayo wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu wadaa in lagu hormariyo magaalada, marxaladaha iyo sida uu socoda mashruuca waxaa warbahinta ugu warbixiyey Agaasimaha guud ee Wasaradda Howlaha guud Soomaaliya Mahdi Sheikh Cabdullahi.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.