Tababar ku saabsan habka maamulka iyo maareynta oo loo qabtay Arday ka socotay qaar ka mid ah Iskuulada degmada Kismaayo

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka SYL iyo Ururka dhalinyarada degamada Kismaayo oo is kaashanaya ayaa tababar ku Saabsan habka maamulka iyo maaraynta u qabtay arday ka kala socday 25 iskuul oo ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose .

Aqoon is waydaarsigaan ayaa dhalinyaradda lagu barayay habka hogaaminta wanaagsan iyo fagaare ka hadalka .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.