Madaxweynaha Koonfur-galbeedoo maanta isku shaandheyn iyo magacaabiis ku sameeyay Golaha wasiirrada ee Koonfurgalbeed

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlada goboleedka Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa maanta isku shaandheyn iyo magacaabiis ku sameeyay Golaha wasiirrada ee Koon-furgalbeed.

Maamulka oo qoraalka soo saaray ayaa waxay ay warbahinta ugu warbixiyeen isku shaandheynta iyo magacaabiista uu ku sameeyay Golaha wasiirrada ee Koonfurgalbeed.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.