Maamulka Puntland oo digniin u jeediyay dadka ku howllan xaalufinta Deegaanka

0
95

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudigga ilaalinta Deegaanka iyo ka hortaga xaalufka iyo xubno katirsan maamulka Puntland ayaa gaaray Deegaanka Ceelayo iyo Deeganada ka ag dhow kadib markii ay kawar heelen in Deeganadasi gaar ahan buuraha caalmadow ay ka jirto xaluufin lagu hayo Deegaanka gaar ahaan gurashada macdanta oo lo maro sifo aan sharci ahayn.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.