Arday fursado waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka Universal ee Baladweyne

0
52
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 200 arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarshada oo bilaash ah ka helay iskuulka unversal oo ku yaallo xaafada kooshin ee magalada Baladweyne

Ardayda helay fursadaha waxbarsho ee iskuulka unversal ayaa ahay kuwa aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.