Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo shirka billaha ah ku qabatay Kismaayo

0
76

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay shirka bilaha ah ee Wasaaradda,waxaana shirkaan ka soo qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda,Agaasimaha Wasaaradda,Gudoomiyaha degmada Afmadoow iyo mas’uuliyiin kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.