Madaxa shaybaarka guud ee Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay sida ay u bixiyaan Dhiiga

0
22
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Caafimadka Dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashanesa isbitaalka weyn ee degmada Kismayo ayaaa waxaa ay siiyaan dhiiga bilaasha bukaanada xanuunsan ee u bahan qaliiin iyo kuwa dhiiga ku yar ee xanuunsan
Dhalinyro badan ayaa inta badan ku sadaqeesta dhiiga bukaanada jiifa isbitaalka weyn ee degmada Kismaayo kuwaas oo mar kasta u bahan in si deg deg ah  lagu shubo dhiiga.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.