Xafiiska isku-duwida Xuquuqda Aadanaha oo Xariga laga jaray

0
108
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta xariga laga  xaafiska isku duwidda xaquuqada aadanah si loo hormariyo xaquuqada aanaha ee dalka Somalia
munaasabada xarig jarka ayaa waaxaa qeyb ka ahaa Wasiirka haweenka iyo hormarinta xaquuqda aadanaha  XFS , Agaasemayaal  iyo mas’uuliyiin kale oo ka socoda wasaaradaha kale duwan ee dalka.
Talaabadaan ayaa  waxaa ay qeyb ka qadaneysa isku dib ridka xaquuqda aadanah ee lagu hormarinaya dalka si loo xaqab-tiro xaquuqda aadanaha ee bulshada Soomaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.