Wasiirro ka tirsan Hirshabeelle oo daah-furay dib u dhis lagu sameynayo wadada isku xirta Ceel baraf iyo Aadan yabaal

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirada arrimaha gudaha maaliyadda, iyo gaadiidka Hirshabeelle ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay dib u dhis lagu sameynayo wadada isku xirta deegaanka Ceelbaraf iyo Degmada Aadan-yabaal oo muhiim u ah isku socodka gaaiidka u kala goosha gobolada Hiiraan Shabeelaha dhaxe iyo Banaadir.

Maamulada degmooyinka Jalalaqsi, Ceel Baraf, Aadan Yabaal, xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle iyo ganacasto ayaa goob joog ka ahaa daah furka dib u dhiskan lagu sameynayo wada isku xirta Ceel baraf iyo Aadan Yabaal.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.