Maamulka Dhuusmareeb oo loogu baaqday inay dhagaystaan Talooyinka Bulshada

0
31
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha ururka Haweenka Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimadda Galmudug Dahabo Aaden Maxamuud ayaa mamulka Caasimada ugu baaqday inay dhagaystaan Talooyinka Bulshada ku wooda muhiim ka ah si Shacabku qayb uga noqdaan Horumarka Magaalada.
Dhanka kale Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dhuusmareeb ayaa bulshada  Caasimadda kula talisay inay sameeyaan dhir beeris si Deegaanku u noqdo mid cagaaraan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.