Dadka Degan Waaxda Bariisaay ee Xaafadda Farjano oo ka hadlay Bacaad ku soo rogmaday Wadooyinka

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadooyinka mara xaafadaha Farjano ee Magaalada Kismaayo gaar ahaan waaxda bariisay oo ay deganyihiin dad barakacayaal ayaa waxaa xiray bacaad xeebta ka soo rogmay kaas oo saamayn ku yeeshay isu socodka gaadiidka .

Dadka degan xaafadda iyo gadiidleyada isticmaala wadooyinka uu bacaadku xiray oo si iskood ah isku xilqaamay ayaa bilaabay in wadooyinka ay ka qadaan ciida bacaadka ee ku soo rogmatay.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.