Qoysas ka soo barakacay deeganno ka tirsan gobolka Hiiraan oo duruufo nololeed ku heysato Baladweyne

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskaan oo ka soo hayaamay abaaraha ka jiro gobolka hiiraan ayaa soo miciin biday magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxeyna ahayeen xoolo dhaqto iyo beerleey ayna sameysay abarta ka jirto gobolka hiiraan

Qoysaskaan ayaa waxaa dib u dajin logu samey kaamka shah macaan ee magalada baladweyne halkaas oo ay ku heysto xalad nolol xumo ay ka mid tahay hooy la.aan rashiin la.aan cafimaad daro iyo xalado kale oo is biirsday.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.