Madaxweynaha Soomaaliya oo daah furay Shirka Isbeddelka Cimilada

0
76

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynaayo barnaamijka Wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada cagaaran iyo Great Green Wall initiative oo ay ku mideysan yihiin 12 wadan  oo ay Soomaaliya qeyb ka noqoneysa.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.