Hilibka Geela oo sare ukacay suuqyada magaalada Baydhabo

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qiimaha la iibiyo hilibka geela suuqyada magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa laga dareemayaa sare u kac balaaran taas oo loo aanaynayo geela oo uu soo wajahay cuduro.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.