Goobaha Jimicsiga haweenka ugaarka ah oo Kismaayo kusoo badanaya.

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose waxaa mudooyinkii dambe kusoo badanaya goobaha jimicsiga ee jirka lagu dhiso gaar ahaan kuwa haweenka ugaarka ah, kuwaas oo aan waayadii hore  ka jiri jirin magaalada Kismaayo.

Juweyriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.