Qiimaha Shidaalka oo sare u kacay Suuqyada Kismaayo

0
201
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan sida naaftada iyo baasiinka ayaa ah mid is badbadala mararka qaar qiimaha shidaalka hoos ayuu u dhacaa halka mararka qaarna uu sara u kac ku yimaado .
inta badan xiliyada uu bad xiranku jiro ayuu sara u kacaa qiimaha shidaadku maadaama uu yaraado shidaalka yimaada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.