Dhaqaatiirta ka hawlgala magaalada Baladweyne oo bulshada uga digay xanuunada ku dhaca killiyaha

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Cabdulahi Maxamed Muxumed oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoowlgala isbitaalka Hilaal ee Baladweyne ayaa bulshada uga digay cudurada ku dhaca Kiliyaha.

Waxa uu bulshada ugu baaqay in ay lasocdaan xaaladooda caafimaad isla markaana ay cabaan maalintii biyo badan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.