Madaxweynaha Jubbaland oo Saxiixay Xeerar cusub

0
46
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay dardar galinta mashariicda Dowlada ee Hada socda sidii qiimayn buuxda loogu samayn lahaa madaxweynaha ayaa kulanka ku saxiixay lix xeer oo ay soo gudbiyeen Qaar kamdi ah wasaaradaha Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.