Dhalinyarada Jowhar oo loogu baaqay in ay bartaan xirfadaha gacanta

0
136
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barashada xirfado baddan waxeey qofka u horseedaa inuu qabto shaqooyin kala duwan taasi oo siinkarta fursado aysan dad inta badan  heli Karin.
Qaar badan oo ka mid ah Dhalinyarada Soomaliyed ayaa  fahamsan in halabuurnimada ay dhalinyaradu shaqo la,aanta ah ka faa,iideeysan karaan iygoo aan ka tagin waxbarashada maadiga iyo diiniga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.